Wasaarada Caafimaadka oo faahfaahisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 91 ruux oo ku sugan Muqdisho iyo Puntland, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,202

Laga Helay: 91

Banadir: 85
Puntland: 6
Lab: 56
Dhedig: 35

Bogsasho :6
Dhimasho: 4