Rooble oo magacaabay Guddiga doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.