Daawo:- Dr Xasan Sheekh Cali” Soomaaliya uma baahna Nin Gabar lagu Nikaaxay aan ka ilmo dhali karin”

Aqoon yahan Dr Dr Xasan Sheekh Cali oo ah Barre sidoo kale falanqeeya Arrimaha Siyaasadda ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uusan u baahneyn Madax aan gudan karin waajibaadkeeda, isla markaana aan u adeegi karin bulshadeeda.

Waxaa uu sheegay hadii Qofkii laga dhigo Madaxweyne, Ra’iisul Wasaare ama Madax kale uu Shaqadiisa qabsan waayouu lamid yahay Nin Gabar lagu Nikaaxiyay aan ka ilmo dhali karin.

Halkan Ka Daawada Muuqaalka Dr Xasan Sheekh Cali