Muqdisho waxaa ku yaalla Goobo badan oo lagu iibiyo Dawooyinka Dumarka isku cadeeyaan, goobahaas oo xilliyada badankood ay yihiin kuwo mashquul badan oo wax laga iibsado.
Hadaba Dumarka yaa ku qasba inay is cadeeyaan oo midabka jirdkooda bedelaan, waxaa Warbixin la xiriirta diyaarisay Wariyaheena Rahma Mohamed Sheikh Raxmiina.
Halkan Ka Daawo Warbixinta oo dhameystiran



