Site icon Radio Risaala: Somali News Online

(WARBIXIN) Maxaa Dumarka ku qasba inay is cadeeyaan?

Muqdisho waxaa ku yaalla Goobo badan oo lagu iibiyo Dawooyinka Dumarka isku cadeeyaan, goobahaas oo xilliyada badankood ay yihiin kuwo mashquul badan oo  wax laga iibsado.

Hadaba Dumarka yaa ku qasba inay is cadeeyaan oo midabka jirdkooda bedelaan, waxaa Warbixin la xiriirta diyaarisay Wariyaheena  Rahma Mohamed Sheikh Raxmiina.

Halkan Ka Daawo Warbixinta oo dhameystiran

 

Exit mobile version