Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shaqada looga joojiyay wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa.
Wasiir Maxamed Xasan Maxamed ayaa lagu eedeyay ku Takri fal Maaliyadeed oo aan nidaamka maaliyada Jubbaland waafaqsanayn.




