Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo gaaray 3,130

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

20 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 11
> Somaliland: 3
> Benadir: 7
> Jubbaland: 1

> Lab: 10
> Dhedig: 1
> Bogsasho: 5
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 3,130
> Bogsashada Guud: 1,462
> Dhimashada Guud: 93