Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
Laga Helay: 18
> Benadir: 11
> Somaliland: 6
> Koonfur Galbeed: 1
> Lab: 16
> Dhedig: 2
> Bogsasho: 31
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,878
> Bogsashada Guud: 868
> Dhimashada Guud: 90



