Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo gaaray 2,878

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Laga Helay: 18
> Benadir: 11
> Somaliland: 6
> Koonfur Galbeed: 1

> Lab: 16
> Dhedig: 2
> Bogsasho: 31
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,878
> Bogsashada Guud: 868
> Dhimashada Guud: 90

 

Exit mobile version