Dadka u dhintay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 90

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

21 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 24
> Somaliland: 15
> Puntland: 6
> Benadir: 3

> Lab: 18
> Dhedig: 6
> Bogsasho: 31
> Dhimasho: 2
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,779
> Bogsashada Guud: 782
> Dhimashada Guud: 90