Akhriso Kulamada Caawa laga Ciyaari doono Horyaalada Spain iyo England

Waxaa Caawa lagu wadaa inay dhacaan Ciyaaro xiiso badan oo ka kala tirsan Horyaalada wadamada Spain iyo England tan iyo markii dib loo bilaabay Ciyaaraha oo markii hore loo joojiyay sababo la xiriira COVID-19.

Hoos Ka Akhriso kulamaa la Ciyaarayo iyo Waqtiyada ay dhacayaan.

England………. Premier League
20:00 Norwich City vs Southampton.
22:15 Tottenham Hotspur vs Man United.

Spain……….La Liga..
20:30 Granada vs Villarreal
20:30 Mallorca vs Leganes
23:00 Sevilla vs Barcelona..