Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee degaanada maamulka Puntland.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
Waxaa maanta 5 6 , dadka xanuunka maanta laga helay ayaa da’dooda udhaxaysaa 2 70 degaanada maamulka Puntland.
16 qof ee xanuunka laga helay 14 2 14 , 1 Caluula ee Gobolka Gardafu , Hal qof ayaa soo caafimaaday.
Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ayaa hada gaartay 263 , 7 43 .



