Taiwan oo karaantiishay 700 oo badmaax

190424-M-BP588-1005 U.S. 5TH FLEET AREA OF OPERATIONS (April 24, 2019) A U.S. Marine MV-22 Osprey assigned to the 22nd Marine Expeditionary Unit sits on the flight deck of France's Marine Nationale aircraft carrier FS Charles De Gaulle (R 91). This was the second time that Ospreys have landed aboard the French vessel. Marines and Sailors assigned to the 22nd MEU and Kearsarge Amphibious Ready Group are currently deployed to the U.S. 5th Fleet area of operations in support of naval operations to ensure maritime stability and security in the Central region, connecting the Mediterranean and the Pacific through the western Indian Ocean and three strategic choke points. (U.S. Marine Corps photo by Maj. Joshua Smith/Released)

Dowlada Taiwan ayaa sheegtay in 700 oo badmaaxiin ciidamada badda ah ay karantiil galin doonto kadib markii seddex xaaladood oo cusub oo ah coronavirus lagu cadeeyay badmaaxiin ku sugnaa Palau.

Saddex markab oo ah kuwa dagaalka ee reer Taiwan ah ayaa booqday Palau.

“Saddexda Kiis ee la xaqiijiyey dhammaantood waxay wada lahaayeen afarta markab, laakiin dhammaan 700 oo badmaaxiintii ku sugnaa dhammaan saddexda markab dib ayaa loogu yeeray waana la karantiilayaa” ayuu yiri Wasiirka Caafimaadka.

Dowladda Taiwan ayaa ka mid ah meelaha sidda weyn uga hortagay Cudurka Corona Virus.

Waa tiradii ugu badneynd ee Karaatiil gali doonta dalalka ku yaalla Qaaradda Aasia, waxaana badmaaxiinta lagu heyn doonaan gudaha markabka ay saaran yihiin