Waxaa la soo saarey shaxda ilaa haatan ugu wanaagsan Premier League sanadkan 2020,adkib qiimeyn ay sameysay Shabakadda caanka ku ah samaynta shaxaha iyo xogaha kala duwan ee WhoScored.com.
Shaxdaan la soo bandhigay ayaa waxaa xiddigaha ugu badan ku yeeshay Kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska oo saddex ciyaartoy ku leh halka saxeexa cusub ee Manchester United ee Bruno Fernandes uu yahay xiddiga dhibcaha (Qiimaynta) ugu badan kusoo galay shaxdan.
Shaxdaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay 12 Ciyaartooy kadib qiimeynta Shabakadda
Halkan Kaga Boggo Shaxda & Qiimaynta Xiddig Kasta WhoScored.com hadaba Hoos ka Fiiri Magacyada Xidig kasta iyo qimeynta lagu sameeyey.




