DHAGEYSO: Qodobadii ugu muhiimsanaa ee laga soo saaray shirka ganacsiga ee Turkiga

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa lagu soo idleeyay shirka looga hadlayay ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliya, kaasi oo qodobo dhowr ah laga soo saaray..

Hadaba waxyaabaha shirkaasi kasoo baxay ayaan ka wareysanay Cabdulaahi Cismaan oo ka mid ahaa dadkii shirka ka qeyb galay.