Xukuumadda Soomaaliya oo ballan qaaday iney doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto.
Sidoo kale xukuumaddu waxay bixin doontaa saamigeeda miisaaniyadda doorashada oo ay ugu horreyso 7 milyan oo dollar oo ku baxeysa shaqaalaha ka shaqeynaya diiwaan gelinta cod bixiyaha.




