AKHRISO: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee K/Galbeed

Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa soo gaba gabeeyay Doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad Gobaleedkaas koonfur Galbeed.

Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Guddiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno kale.

Xubnahaan la doortay ayaa waxaa ka mid ah 2-Dumar iyadoo inta kale ay yihiin rag.

Halkaan ka Akhriso Xubnaha Akhalka Sare ee Baydhabo lagu doortay.

Zamzam Ibraahim Cali

Timiro Maxamed Cali

Xuseen Sheekh Maxamuud

Aadan Cabdi Aadan

Ilyaas Cali Xasan

Cabdikaafi Macalin Xasan

Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

Cabdulaahi Cabdi Jabriil

Dowlad Gobaleedka Koofur galbeed ayaa noqonaya Dowlad gobaleedkii sadaxaad ee soo dhameystira Doorashada xubnaha Aqalka Sare.