XOGTA DAHSOON:Sidee loola dhaqmaa qofka qaldama?

Kusoo dhawaada Barnaamijka Taxanaha ah ee Xogta Daahsoon oo lagu soo qaato mowduucyo kala duwan.

Todobaadkaan Barnaamijka oo looga hadlayo Sida loola dhaqmo qofka qaldama ayaa waxaa soo jeedinaya Ustaad Cabduweli Yaxye.