Xisbiga Ileys oo uu hoggaamiyo C/qaadir Cosoble:”Madaxweynaha waxaan leenahay umadda Soo aiyeed waxay ku heshiisay nidaamka madaxtinimo ee hadda shaqeeya”

Xisbiga Ileys ee uu hoggaamiyo Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali ayaa si adag uga soo horjeestay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh Jimcihii ka jeediyey Masjidka Shuhadada ee madxtooyada.