xilidhibaan Cabdiraxmaan Xoosha jibriil oo ka mid xilidhibanaada Baarlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay hishiiskii magaalada garoowe caasimada puntland ay kuwada gareen dowladda soomaaliya iyo maamulka puntland.
Xilidhibaan xoosh ayaa sheegay in uusan ahayn hishiis u qalma dowlada soomaaliya madaam uu sheegay in puntland lagu qanciyey soo xulista xilidhibanaada ka mid noqonaya baarlamaanka soo socda .
cabdiraxmaan xoosh jibriil ayaa codsatay in wax ka badal lagu soomaaliya heshiiskaas.


