Sida ay idaacadda Risaala u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka xildhibaan ka mid ahaa golaha ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Muqdisho.
Xildhibaanka oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) ayaa ka mid ahaa xildhibaanada golaha Waqooyi ee Muqdisho lagu doortay.
Xildhibaanka ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in maalimihii lasoo dhaafay uu ku xanuunsanaa Muqdisho.



