Dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Hore Cabdinaasir Gaarane Aadan sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu ku sugnaa goobta uu Qaraxu ka dhacay sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka.
Cabdinaasir Gaarane ayaa sidoo kale soo noqday Wasiir ku xigeenka Wasaaradda xanaanada Xoolaha Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale jira Mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan oo ay waxyeelo kasoo gaartay Qaraxaasi.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net



