Xildhibaan Buraale oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib daro ku tilmaamay in baaris lagu bilaabo xildhibaanada golaha Shacabka.
Xildhibaanka oo la hadlay warbaahinta Risaala ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Amni ee Muqdisho iyo falalka amni daro ee soo kordhay maalmihii lasoo dhaafay.
Hoos ka daawo muuqaalka xildhibaanka.



