Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle oo iscasilay

Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamud Gacal ayaa goordhow iscasilay kadib Warqad uu soo saaray.

Xeerilaaliyaha ayaa sheegay in shaqadda uu uga tagay sababo asaga u gaar ah, islamarkaana waxaa uu ku wargaliyay Madaxda Sare ee maamulka Hirshabeelle.