Xaalada Magaalada Gaalkacyo oo Caawa Degan” Sawirro”

Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug ee ka socday Galbeed Magaalada ayaa joosaday , waxaana ka dhashay khasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 6 ruux ayaa ku dhimatay halka ay ku dhawaacmeen in kabadan 20 ruux.

Xaalada Magaalada ayaa Caawa Degan , waxaana mararka Qaar laga maqlaya xaafadaha magaalada Gaalkacyo rasaas goos goos ah oo ay ridayaan ciidamda maamulada Puntland iyo Galmudug.

6 5 4 3 2 1