Wasiirkii u horreeyey oo is casiley

Wasiir Ku-xigeenka Qorshaynta Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa iska casiley xil kaasi.

Wuxuu ka soo jeedaa Puntland.

Maxamed ayaa ka mid ahaa xogheynada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka.

Waxaa uu sheegay in beeshiisa aysan u qalmin xilkaasi oo ah mid hoose.