Wasiir xaqiijiyay in uu ku dhacay Cudurka Corona Virus

Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xarsi ayaa shaaciyey in uu ka dhacay xanuunka safmareenka ah Covid-19.