Dhageyso:Wasiir Maareeye” waxay madaxweynaha & Xukuumaddu halkaan ku go’aan sadeen..”

Xukuumadda iyo Madaxweynaha oo shir uu uga socday maalmahaan Muqdisho ayaa caawa go’aanno ka soo saaray shirkoodii, kuwaas oo khuseeya amniga guud ahaan dalka gaar ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

wasiirka war faafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa shir jaraa’id qabtay shirkaas ka dib kuna faahfaahiyey wixii ka soo baxay shirki aan caadiga ahayn ee Golaha wasiirada iyo madaxweynaha .