Wasiir ka tirsanaa Xukumaddii Cumar Cabdirashiid oo Muqdisho ku geeriyooday

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Dekeddaha Xukumaddii Cumar Cabdirashiid  Nuur Faarax Xirsi ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen Eheladdiisa.

Wasiirka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.

Nuur Faarax Xirsi ayaa muddo ahaa Wasiirka Wasaarada Dekeddaha Soomaaliya.