Salax ayaa is casilay September sanadkii hore kadib markii uu madaxweynaha uu amray.
Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay wasiirkii hore ee beeraha ee Soomaaliya Salah Helal iyo kalkaaliyihiisa toban sano oo xarig ah, kadib markiil agu eedeeyay musuqmaasuq. Waxaa sidoo kale lagu xukumay ganaax.
Labada masuul ee hore ayaa lagu eedeyay inay inay qaateen lacag si ay dhul si raqiis ah uga iibiyaan ganacsato.
Wasiirkii hore ee beeraha ayaa la xiray markuu is caslay bishii September ee sanadkii hore.
fadeexada musuqmaasuqa ayaa keentay inay dhacdo dowladii ra’iisalwasaare Ibrahim Mahlf.


