Laamaha Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa siidaayay Wariye Cali Nuur Salaad oo Maalmihii la soo dhaafay uu u xirnaa.
Xubno ka tirsan qoyskiisa oo madaxweyne Xasan Sheekh kulama la lahaa maamihii la soo dhaafay ayaa ku guuleystay in maanta xabsiga laga sii daayo.



