Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Wariye Cali Nuur Salaad oo la sii daayay

Laamaha Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa   siidaayay Wariye Cali Nuur Salaad oo Maalmihii la soo dhaafay uu u xirnaa.

Xubno ka tirsan qoyskiisa oo madaxweyne Xasan Sheekh kulama la lahaa maamihii la soo dhaafay ayaa ku guuleystay in maanta xabsiga laga sii daayo.

Exit mobile version