Xalay saqdii dhexe waxaa Fool ku silicday hooyo Xamdi Xasan Maxamuud kadib markii ayka soo baxday degmada Boondheere iyada oo kusii jeeda MCH ku yaala degmada Xamar-weyne.
Dhowr saacad oo iskadaba wareejin iyo waddo kacelin aheed Xamdi ayaa iyada oo xanuun daran haaya waxaa loo sheegay inay lugeeyso.
Hooyada Foosha heesay ayaa ugu dambeeyn ku dhashay meel Darjiin ah aadna wey udhiig baxday.
Hoos ka dhageyso Wareysi ay Risaala siisay Hooyo Xamdi.



