WARBIXIN:- Xildhibaanada BF oo ku kala aragti duwan cida u tartameysa kursiga Guddoonka Baarlamaanka

Ololaha loogu jiro u tartamiga ursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka bilowday Magaalada Muqdisho, maalmo un kadib markii Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Intaasi wixii ka dambeeyay xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa ay ku kala aragti duwanaadeen cid u tartami karta ursiga Gudoonka Golaha Shacabka.

Warbixintan oo Dhageysi ah waxaa ku eegaya Wariyaheena Maxamed Abuukar Dabaashe.