Dhawr ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Yurub ayaa lacago weyn oo qaali ah kusoo qaatay xagaagan ciyaartooy loo arkayay in ay yihiin kuwo muhiim ah.
Ciyaartoyda Manchester United iyo Manchester City kusoo biirtay xilli ciyaareedkaan qaarkood ayaa la kulmaya niyad jab taasoo ah waxyaabo si gaar ah loo calaamadeeyay.
Warbaxintaan ayaan si gaar ah ugu taaban doona shanta ciyaryahan ee qiimaha ugu sareeya ugu fadhiya kooxahooda haddana keydka fadhiya waqtigaan.
Shanta ciyaaryahan ee lacagta qaaliga ah ku fadhiya hadda keydka ah ayaa kala ah
1) Andre Gomes
2) Henrikh Mkhitaryan
3) Leroy Sane
4) Alvaro Morata
5) Michy Batshuayi


