Toos: Doorashada kuraas kamid Golaha Shacabka oo ka socota Muqdisho

Waxaa goordhow dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Kuraasta Golaha Shacabka ee Shanta kursi ayaa waxaa ku tartamaya Xildhibaano Afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay iyo kuwo ku cusub Siyaadda, iyada oo amniga siweyn loo adkeeyay.

Halkan ka Daawada Doorashada Golaha Shacabka ee Maanta