Taliyihii Saldhigga Waabari oo ku dhintay Qaraxa

Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa lagu Afaafka hore ee Saldhiga booliska degmada waaberi oo ku yaala Isgayska Dabka Qarax ayaa geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh

Taliyihii Saldhiga Waaberi Axmed baashane ( Colaalay) ayaa ku geeriyooday ilaa hada inta la ogyahay.

Waxaa sidoo kale Qaraxa ku dhintay Saraakiil kale oo Ciidan.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net