Taliyaha Ciidanka Booliska oo Magacaabay taliyeyaal Cusub

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa taliyeyaal cusub u Magacaabay Saldhigyadda Booliska Magaalooyinka Guriceel,Matabaan iyo Gaalkacyo.