Taabit Cabdi oo war kasoo saaray xaalada siyaasadeed ee ka jirta Galmudug

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa War kasoo saaray Siyaasada maamulka Galmudug ka dib markii la sheegay in maanta halkaasi ay si xoog ah ku tageen Mas’uuliyiin tirsan dowladda dhexe.

“Galmudug wararka ka imaanaya ma ahan kuwa horuscod xambaarsan, iyadoo inta badan madaxda sare ee Dowladda Federaalku ay Galmudug ka soo jeedaan deegaan ahaan, in xal loo waayo waa baroortu orgiga ka weyn”ayuu yiri Guddoomiye Taabit.

Waxaa uu sheegay in xog ogaal u ahaa xaalada Galmudug, iyo sidii loo xaliyay khilaafkii sanadkii 2017 iyo heshiiskii dhex maray Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusuna, waxaana uu ku baaqay in xaaladii shalay aan maanta looga darin.

“Waxaan xog-ogaal u ahay sidii far iyo suulinta laheyd ee lagu xaliyay khilaafkii 2017 ee Galmudug & heshiskii dhaxalgalka ahaa ee dhex maray GalMudug iyo Maamulkii Gobollada Dhexe ee Ahlu-Sunnah ee ilaa maanta la harsanayo. Markaan way ka sahlan tahay tii shalay ee yaanan looga darin, Maalintii Kismayo lagu sameeyay Gollaha Iskaashiga Dowlad-Gobolleedyada oo sabab u aheyd aas-aasideeda khilaafkii GalMudug ee markaas, maanta way ka dhaw-dahay waa hadii xallinteeda dariiq xalaal ah loo marayo”ayuu hadalkiisa ku sii daaray.

Ugu dambeyn Guddoomiye Taabit ayaa talo u soo jeediyay Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, isagoo yiri “Hogaanka maanta heer Federal iyo Heer Dowlad-Gobolleed iyo kuwii horeba, waxaan kula talineynaa idinka ha isu muuqaninee ee adeegga umadda ha idiin muuqdo. Umad amni iyo adeeg u baahan yaanan dhaanto siyaasadeed lagu dul cayaarin”

Provide Latest IIA IIA-CGAP Exam Sample

The director was not very Certified Government Auditing Professional IIA-CGAP satisfied. He tried to find other things that can make money, but how IIA IIA-CGAP Exam Sample easy is it People everywhere are escaping from the north. You IIA IIA-CGAP Exam Sample are with me to be more happy IIA IIA-CGAP Exam Sample than when you are with Changsheng. Zhuo IIA-CGAP Exam Sample IIA IIA-CGAP Exam Sample Yue stunned Zuo Tao Certified Government Auditing Professional with infinite IIA IIA-CGAP Exam Sample horror, gradually The pain spread from the corner of my eye and wrapped her eyes bit by bit Why She heard several men talking and walking near when they thought they were coming.

Dong IIA IIA-CGAP Exam Sample Batian stood in front of Li Canran and sighed in a sigh of relief. Li Wu s younger brother was sitting in the private room on the right. IIA-CGAP Exam Sample As a result, the front desk lady scared the two dogs and said that they could not refund the deposit of Certified Government Auditing Professional IIA-CGAP 180 yuan without a deposit. Today, so many old friends are Certified Government Auditing Professional here to look at us, we are http://www.examscert.com/IIA-CGAP.html all brothers, our brothers are a little misunderstood, drink this wine We are still IIA IIA-CGAP Exam Sample brothers. Hey I really want to help you, I can help you with any work, just look for me Good, good. That is, I have known the pillars since I was a child.

Ning Hao Certified Government Auditing Professional IIA-CGAP was embarrassed to push for a while, seeing Changsheng insisted on putting it in her hands, had to accept it. Pong pong When she put out the silkworm cocoons that are IIA-CGAP Exam Sample being sold today in the empty field in the middle IIA IIA-CGAP Exam Sample of the mulberry garden, the sun has climbed to the top of the mulberry tree. He lived until he saw the newspaper yesterday. Go to the IIA-CGAP Exam Sample Certified Government Auditing Professional IIA IIA-CGAP Exam Sample new house and see how the family is getting ready.