Soomaaliya oo ka qeyb-galeysa Shir Madaxeedka dalalka ACB

Maanya ayaa la filayaa in Magaalada Nairobiee Caasimadda dalka Kenya in uu ka furmo shir u dhaxeeya WasiirradaArrimaha Dibadda Africa,Carabta iyo Baasifigga ,kulankaas oolooga hadli doono Arrimo dhowr ah.

Kulan horudhac u ahaashirkaan ayaa shalay ka qabsoomay Magalada Nairobi,waxaana Soomaaliya ugaqeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya AxmedCiise Cawad.

Inta uu socday Shirka ayaa waxaa ay doorteen xoghaye guud, iyada oo madaxweynaha Kenya uuhugaamin doono shanta sanno ee soo Socda.

Shirka Maanta ka furmaya Nairobi ee Madaxda Sare ee dalalka Africa,Carabta iyo Baasifigga ayaa waxaa Soomaaliya goobjoog uga ah Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya AxmedCiise Cawad.