Shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada oo soo dhamaaday

Waxaa Goor dhow  Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada waxaana laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen Madaxda.

Shirkaan ayaa Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa Shir Gudoominaayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka qeybgalay ,Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirka waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah.

Goordhow Filo dhammaan Qodobadda kasoo baxay Shirka.