Sheekh Shariif, Xasan Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur oo ka horyimid Gudiga doorashooyinka

Sheekh Shariif, Xasan Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur oo Qaadacay Guddiga cusub Doorashada, Xeerarka Doorashada iyo Xisbiyada la anixiyay, kuna eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh, keli-talisnimo iyo muddo kororsi .