Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan xulalka France iyo Croatia

Waxaa soo idlaanaya Koobkii Adduunka ee 2018, kaas oo lagu soo af-meeri doono garoonka Luzhniki Stadium.

Haddaba labada wadan ayaa soo doortay safafkan:

France XI: Lloris, Pavard, Varane, Umtiti, Lucas Hernandez, Pogba, Kante, Matuidi, Griezmann, Giroud, Mbappe.

Croatia XI: Subasic, Vrsaljko, Strinic, Lovren, Vida, Rakitic, Modric, Brozovic, Perisic, Mandzukic, Rebic.