SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay in uu la xisaabtamo Golaha Wasiirada.

Qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ayaa maanta hortagay , si wax looga weydiiyo waxyaabihii ay qabteen intii ay xilka haayeen.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa bilaabay in uu si shaqsi shaqsi ah ula kulmo xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Wasiirka Tamarta iyo Wasiirka waxbarashadda oo dhawaan la magacaabay ayaa kasoo muuqday Sawirro iyaga oo horfadhiya Ra’iisul Wasaare Kheyre.