DAAWO SAWIRRADA: Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha oo lagu magacaabo Italian Coffee ayaa Waxaa ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday Gaari.

In ka badan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxaasi.

Qarax 2 Qarax 3 Qarax 1