SAWIRO:-Siyaasiyiin & Xildhibaano mucaarad ah oo shir uga furmay Nairobi

Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa Maanta shir uga furmay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya.

Shirkaan oo ka socda Hotelka Pan Afrika ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada Siyaasadeed ee dalka uu xilligaan marayo,waxaana Xubnaha ugu caansan ee shirkaas ka dhex muuqday uu ka mid yahay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

Sidoo kale waxaa shirkaasi goobjoog ka ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax siciid Juxa, Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, safiirkii hore ee  Soomaaliya u fadhiyay Kenya Maxamed Cali Ameerika iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdinuur.

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa ay isla gorfeyn doonaan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo nidaamka ay dalka ku maamuleyso dowladda Federaalka uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyada oo geba-gabada laga soo saari doono War-murtiyeed.

Si kasta shirkaan Maanta Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uga furmay Siyaasiyiin & Xildhibaano mucaarad ku ah dowladda ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Kenya ay shir ku wada qaateen Madaxweynayaasha Jubbaland, Galmudug iyo Puntland iyo Wakiilo ka socday Beesha Caalamka.

Most Accurate IIBA CCBA Certification Sale

IIBA CCBA Certification He turned and looked IIBA CCBA Certification straight at me, CCBA Certification CCBA Certification saying nothing. Man, let me talk about it in detail William was not rude. Received a new IIBA CCBA Certification message from him You are IIBA CCBA Certification running really fast. Then he felt like a staff member there, he walked up and Certification of Competency in Business Analysis down IIBA Certifications CCBA the aisle in the middle.

IIBA CCBA Certification Certification of Competency in Business Analysis No phone calls.Yang Zhigang s phone is a dead mouse, only when he will use the boot. Her smile is very ambiguous very bitter is very IIBA Certifications CCBA bleak and very tragic.His side of the corner dripped tears that did not flick. Ten thousand of his do not CCBA Certification worry, IIBA CCBA Certification only IIBA CCBA Certification to find out http://www.examscert.com the true and false situation, asked how the progress The progress was smooth.

Then he looked up and saw a familiar polyester card trousers. At this time, Feng Erzi discovered that Zhou Meng s long IIBA CCBA Certification http://www.testkingdump.com hair had been fired. But now, IIBA CCBA Certification can he give Huss a reason to help him What s more, in fact, Hu Shiling has long hated IIBA CCBA Certification Dongbatian, and is the murderer who killed Dongbatian, but Feng Wei did not know it. Oh, IIBA Certifications CCBA this way Certification of Competency in Business Analysis In fact, IIBA CCBA Certification I am sure that everyone knows CCBA Certification this. No. Li Si himself lowered his neck and poured a beer. Liu Haizhu and Er Dongzi both hugged together and tears fell.