SAWIRO:-Sheekh Shariif iyo Xubno ka tirsan xisbigiisa oo la kulmay Safiirka Mareykanka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maalmahaan waday kulamo kala duwan ayaa Maanta Magalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatey Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

Kulanka oo ay ku wehlinayeen Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda oo ka tirsan Xisbigiisa ayaa ka dhacay Gudaha Xarunta Safaarada Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho ee Xalane,waxana Amb. Donald Yamamoto ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran iyo Amb. Donald Yamamoto ay kulankooda uga wada hadleen arrimo la xiriira Siyaasada Soomaaliya, sida Xisbiyada iyo Doorashooyinka.

Sheekh Sjariif Sheekh Axmed ayaa tan iyo markii uu dib ugu soo laabtey Magalada muqdisho waxaa uu kulamo la yeelanayey Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya,waxaana saacadihii la soo dhaafay uu waday kulamo uu ku xalinayo khilaafka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Latest Upload IIBA CBAP Exam Sample Are The Best Materials

They CBAP Exam Sample IIBA CBAP Exam Sample opened their wings and flew Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction lightly. Wu Fenglin was stupid and sat quietly. Oh, Alice, Caroline said. You really love to IIBA Certifications CBAP tell the truth. She finally saw us. In CBAP Exam Sample the IIBA CBAP Exam Sample afternoon, Hao Qiangsheng took the casket and walked out of the building under the help of Hao Xia. Tang lived, and the beauty of the horse was never seen before.

When they saw the two IIBA CBAP Exam Sample dogs, they shouted Dog brother, dog brother, I love you From the farmer s market, he turned Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction to the sex industry. A few CBAP Exam Sample days before the http://www.examscert.com IIBA CBAP Exam Sample Spring Festival, Wei IIBA Certifications CBAP Weiguai has always protected Li Si s wife and children.

He really had to wash his hands with this boiling water. It is said that Liu Haizhu has gone. Give me a hand http://www.testkingdump.com Both stopped, and they were quiet. Liu Haizhu first got off the bus and went to the toilet, after three IIBA CBAP Exam Sample flats Zhang CBAP Exam Sample Haoran, who should have passed by Liu Haizhu again, suddenly found out that this big liberation is a IIBA CBAP Exam Sample bit Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction familiar. Although Liu Haizhu was repairing the bicycle with his head down, he IIBA Certifications CBAP could see Lin San s broken yellow rubber shoes.