SAWIRO: Qaraxii ka dhacay Xarunta degmada Hodan

Khasaare Naf iyo maal leh ayaa ka dhashay Qarax maanta ka dhacay xarunta degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, waxaana burbur xooggan uu soo gaaray xarunta degmada iyo Masjid ka agdhawaa.

Hoos ka daawo Sawiradda goobta ay wax ka dhaceen.