SAWIRO:-Puntland oo Maanta xariga ka jartay Biyo xireen Cusub

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay Biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee gobolka Nugaal, kaas oo qayb ka ah 10 Biyo xireen oo laga sameeyey gobolada Puntland.

Munaasabadda daah-furka biyo xireenkan waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehlinaayey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada, Ismaaciil Diiriye Gama’diid, Wasiir ku-xigeenka Maxamed Xasan Ciise, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi, Cabdicaciis Nuur Cilmi Koor, xildhibaano, Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi (Gujir), Nabadoono iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Karaash oo Biyo Xireenkan daah-furay ayaa ku dheeraaday muhiimadda ballaaran ee uu ku fadhiyo biyo qabatinku, waxaana u mahadceliyey cidwalba oo ka soo shaqaysay oo ay ugu horayso Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada iyo sidoo kale Hay’adaha UNDP iyo GEF oo gacan ka geystey hirgalintiisa.

“Waa inoo furan yahay Biyo Xireenku, waana idiin mahadcelin, wixii aad ka sheekayseen ee ah ilaalintiisa, waa ka ballamaynaa, sida loo maamulayana Wasaaradda ayaa idiin sheegtay, biyo xireeno kalena waa ku soo kordhindoonnaa haddii Alle idmo”. ayuu yiri Madaxweyne Karaash.

Ugu dambayn, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in biyuhu ay yihiin qayb wayn oo kamida Nolosha, waxaana uu shacabka deegaanka Biyo Xireenkan laga hirgeliyey kula dar-daarmay inay ilaashadaan, isla markaana uu wax wayn ka tari doono baahida dhanka biyaha ah ee mar walba soo foodsaarta.

Biyo xireenkan oo laga hirgaliyay deegaaanka Sallaxley oo waxyar u jira magaalada Garoowe ayaa markiiba kaydin kara biyo dhan 120,000 oo foosto, waxaana uu qayb ka yahay 10 biyo xireen oo laga hirgaliyey gobolada Puntland mudooyinkii dambe, waana dadaal dowladdu ay kula tacaalayso in wax laga qabto baahida dhanka biyo la’aanta ee soo wajahda dadka xoolo dhaqatada ah ee abaaruhu saameeyaan.

Cisco 300-101 PDF Download UP To 50% Off

Zeng Guofan went to Cisco 300-101 PDF Download the prefect in front of the imperial edict to the front handed, said Fu Tai adults experience, no longer be a Cisco 300-101 PDF Download fake Tseng Kuo fan. When they discovered that it Cisco 300-101 PDF Download Cisco 300-101 PDF Download was indeed a big brother, they 300-101 PDF Download all called Big Brother can come back and flew over. Zhao Er knows that officials are most afraid of foreigners, as Implementing Cisco IP Routing (ROUTE v2.0) long as the foreigners and get acquainted with, than the CCDP 300-101 emperor s 300-101 PDF Download special purpose also top use.

It seems that he has done a lot of things, but looking at the time in the lower right corner of the computer, Cisco 300-101 PDF Download it is clear. He watched Cisco 300-101 PDF Download the moon climb up from the east, climbed to his head and climbed to the top of the banyan tree. While http://www.examscert.com we Cisco 300-101 PDF Download are bold, there is also CCDP 300-101 a kind of echo and nostalgia Cisco 300-101 PDF Download for friends who have never met before and those who have never seen them. In a panic, he had to hand the paper in Implementing Cisco IP Routing (ROUTE v2.0) his hand to the security guard. 300-101 PDF Download Is your omnipresent now not losing your focus Everyone you see must observe his face.

The few training officers and non commissioned officers did not speak, that is, at the door gnashing teeth I know they absolutely want to hammer me, but even the high school squad no hammer to me, they are not willing Cisco 300-101 PDF Download to hammer the officer does not speak, CCDP 300-101 you casually hammer To be responsible for their own responsibility the master spoke you really casually hammer of course, can not hammer Cisco 300-101 PDF Download a serious injury to hammer dead more not to hurt the main officer on the 300-101 PDF Download responsibility. What brigade will not say anything.Little shadow took the chair The head, sit.What brigade sit OK, or know the book reasoning ah Small shadow embarrassed, Cisco 300-101 PDF Download Implementing Cisco IP Routing (ROUTE v2.0) and the good intentions of small satire she still heard Chief, look at you. Followed by Cisco 300-101 PDF Download the maintenance of the company s http://www.testkingdump.com arms and ammunition, checking a whole mess.