SAWIRO:-Laamaha Ammaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan yeeshay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go’an tahay sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen qorshe-yaasha lagu dar-dar gelinayo amniga Caasimadda.

Eng. Yarisow oo guddoominayey kulan ay ka wada qeyb galeen Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidanka Ammaanka, Guddoomiye ku xigeennada Gobolka, khubaro ka socotay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay wada shaqeynta dhinacyada kala duwan ee ammaanka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in la dardargeliyo istiraatiijiyadda amniga iyo dariseynta, si looga hortago falalka amnidarro oo ay ugeysanayaan Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa si gaar ah ugula dar-daarmay hay’adaha amniga in ay adkeeyaan wada shaqeynta dhanka amniga ee ay la leeyihiin bulshada degmooyinka, taas oo muhiim u ah qorsheyaasha xasilinta Caasimadda.

“Waxaa xaqiiq ah in weli ay jiraan caqabado dhinaca ammaanka ah iyo guulo wax ku ool ah oo la gaaray muddooyinkii la soo dhaafay, kuwaas oo aan la yareysan karin, balse haddii aan sii xoojinno dadaalkeenna iyo wada shaqeynta aan la leenahay bulshada degmooyinka ay hubaal tahay in lagu guuleysanayo xasilinta caasimadda oo laf-dhabar u ah deganaanshaha guud ee dalka.”

Guddoomiyaha ayaa sheegay in la joogteynayo kulamada la isku weydaarsanayo xoojinta wada shaqeynta amniga, sidoo kalena dadaal dheer la gelin doono kor u qaadista wacyi gelinta bulshada oo muddooyinkii la soo dhaafay si huffan ula shaqeynayay Ciidamadda ku howlan ammaanka.

GIAC GPEN Exam Download

Fairy ah My heart to this sentence.Small shadow reach out Come I will pass.With so many things you GIAC Certified Penetration Tester re not hot ah Shen Shen I quickly pick weapons helmets plus bullet proof signal teaser GIAC GPEN Exam Download boom mess. Where we want to go first, to tell GIAC GPEN Exam Download the truth no one of our brothers know.Just read the three dimensional paper version of the owl brigade gave us by the Red Army intelligence officers. Small shadow, white GIAC GPEN Exam Download skirt.fairy.Who else can it be What a stupid ah Xiao Ying knock on my bald.Just as good as you can draw I exclaimed. GIAC GPEN Exam Download I really do not know, really, how do I know The tone of the big black face slowed down Last time you told me about your brother, I said I tell you later my brother I thought there was GIAC GPEN Exam Download time, but now you have to go, I can only now Tell GPEN Exam Download you do you listen Can I not nod I nodded. I lit, did not smoke.I put the smoke on the window, watching the smoke a GIAC Information Security GPEN little bit by the wind.

GPEN Exam Download son in law Aqian He can really talk to him http://www.examscert.com/GPEN.html for the GIAC Certified Penetration Tester GIAC Information Security GPEN rest of his life. But GIAC GPEN Exam Download he still insists on the GIAC GPEN Exam Download habits that have been developed GIAC GPEN Exam Download over the years walking out with a cane.

When she looks at her, it seems GIAC Certified Penetration Tester that she GIAC GPEN Exam Download can only GPEN Exam Download use her eyes. The cold wind shakes GIAC GPEN Exam Download the mountain forest, and it makes GIAC GPEN Exam Download a cry of sorrow GIAC GPEN Exam Download and sorrow. A irritating emotion is fading in GIAC GPEN Exam Download our midst. They GIAC Information Security GPEN will definitely have the equipment you said.